Jaamacadda Ummadda SoomaaliyeedKulliyadda CaafimaadkaKulliyadda Caafimaadka
Wararka

Ardayda Kulliyadda Caafimaadka oo soo bandhigay Tijaabo Cilmiyeed

Faculty of Medicine Students Present Practical Scientific Experiments

Ardayda Kulliyadda Caafimaadka oo soo bandhigay Tijaabo Cilmiyeed

Dufcadda Lixaad ee Ardayda kulliyadda Caafimaadka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, ayaa maanta Xarunta Jaamacadda ee km4 ku soo bandhigay Tijaabo Cilmiyeed (Practical Experiment), taas oo ka kooban ilaa iyo afar qaybood oo kala ah: -




    1. Liver Detoxification.
    2. Protein Denaturing
    3. Role of temperature in Diffusion.
    4. DNA extraction from sputem


Markii hore waxaa Af-Soomaali lagu daabacay snu.edu.so.