Jaamacadda Ummadda SoomaaliyeedKulliyadda CaafimaadkaKulliyadda Caafimaadka

Dhacdo

Tababarka Nidaamka Maareynta Waxbarashada (LMS) ee macallimiinta

Screen showing an online training session titled Meet Your Trainers

Tababar Jaamacadeed oo ku saabsan isticmaalka iyo maareynta agabka waxbarashada, qiimaynta ardayda iyo maamulka wax-barista ee LMS-ka. Kulliyad kastaa waxay u magacawday saddex macallin wejiga koowaad.

Dhammaan dhacdooyinka